Maxay salka ku hayaan Dibed-baxyada Maalintii 4aad ka socda dalka Itoobiya (Sawirro)

Golaha wasiirrada Itoobiya ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay sidi xal ooga heli lahaa mudaharaadyo ka soo cusboonaaday dalkaas qeybo ka mid ah, iyadoo la dhisay guddi heer qaran ah oo xalliyo khilaafka dhulka ee u dhaxeeya maamulka Addis Ababa iyo Degaanka Oromada. Mudaharaadyadan oo ay wadaan qowmiyadda Oromada ayaa maalintiisa afaard ka socda dalkaasi, … Continue reading Maxay salka ku hayaan Dibed-baxyada Maalintii 4aad ka socda dalka Itoobiya (Sawirro)